Canab waxa ay ku billowday cover-keeda in warqadda Maxamed Siyaad Barre ay tahay 'Warqad Nabadeed' (Letter of Peace).
Waxa ay tiri: 'Waxa aan idinku wargelinayaa dadaalka joogtada ah ee Mudane Maxamed Siyaad Barre ee ah in nabad iyo xasilooni lagu soo celiyo Soomaaliya, sidaas awgeed waxaa halkan kU lifaaqan warqadda soo socota, 00 ah mid iyadu is sharraxaysa,
Oo ah farriin nabadeed oo ku socota dhammaan hoggaamiyeyasha dhaqanka Soomaaliyeed, kana timid Mudane Maxamed Siyaad Barre,
Oo kula talinaya inay saacidaan dadaalka gargaarka iyo nabadda ee ay waddo Qaramada Midoobay iyo inay xal-waara u raadiyaan mushkiladda maanta haysata Soomaalida si loo Canab waxa ay ku billowday cover-keeda in wargadda Maxamed Siyaad Barre ay tahay 'Warqad Nabadeed' (Letter of Peace).
Waxa ay tiri: 'Waxa aan idinku wargelinayaa dadaalka joogtada ah ee MUdane Maxamed Siyaad Barre ee ah in nabad iyo xasilooni lagu soo celiyo Soomaaliya, sidaas awgeed waxaa halkan kU lifaagan wargadda soo sOcota, 00 ah mid iyadu is sharraxaysa, oo ah farriin nabadeed oo ku socota dhammaan hoggaamiyeyasha dhaqanka
Soomaaliyeed, kana timid Mudane Maxamed Siyaad Barre, oo kula talinaya inay saacidaan dadaalka gargaarka iyo nabadda ee ay waddo Qaramada Midoobay iyo inay xal-waara u raadiyaan mushkiladda maanta haysata Soomaalida si loo ilaaliyo ummad-nimadooda!.